OGAYSIIS MUHIIM AH

  #OGAYSIIS_MUHIIM_AH Xarunta cilmibaarista iyo daraasaadka MAQASID, waxa ay ugu bishaaraynaysaa dhamaan dadka jecel barashada culuumta shareecada gaar ahaan cilimga Maqaasidda shareecada inay socoto diiwaan gelinta dufcadii labaad ee shahaadada sare ee diplomka maqaasidashareecada, oo ay xaruntu bixiso . #SHURUUDAHA_CODSAHA_LAGA_RABO 1. Inuu haysto shahaadada koowaad ee jaamacadda bachelorka. 2. Waa inuu aqoon fiican u leeyahay […]

OGAYSIIS MUHIIM AH Read More »