𝗛𝗮𝗻𝗻a𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗖𝗶𝗹𝗺𝗶𝗯𝗮𝗮𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗼𝗼𝗴𝘂 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗴𝗼𝗼𝗯𝗮𝗵𝗮 𝗾𝗮𝘁𝗮𝗿𝗮𝗵𝗮 𝗸𝗮 𝗷𝗶𝗿𝗮𝗮𝗻 𝘀𝗶𝗱𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮

Xarunta Cilmibaarista iyo Daraasaadka Maqasid ayaa qabatay siminaar cilmiyeed oo cinwaankiisu ahaa: “𝗛𝗮𝗻𝗻a𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗖𝗶𝗹𝗺𝗶𝗯𝗮𝗮𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗼𝗼𝗴𝘂 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗴𝗼𝗼𝗯𝗮𝗵𝗮 𝗾𝗮𝘁𝗮𝗿𝗮𝗵𝗮 𝗸𝗮 𝗷𝗶𝗿𝗮𝗮𝗻 𝘀𝗶𝗱𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮.” Siminaarkan ayaa diiradda lagu saaray 𝒄𝒂𝒒𝒂𝒃𝒂𝒅𝒂𝒉𝒂, 𝒉𝒂𝒃𝒓𝒂𝒂𝒄𝒚𝒂𝒅𝒂, iyo 𝒂𝒏𝒔𝒉𝒂𝒙𝒂 𝒄𝒊𝒍𝒎𝒊𝒃𝒂𝒂𝒓𝒊𝒔𝒕𝒂 ee lagu wajahayo goobaha nugul, waxaana soo jeediyay 𝑫𝒓. 𝑺𝒚𝒆𝒅 𝑵𝒊𝒔𝒂𝒓 𝑴𝒂𝒋𝒊𝒅 𝒊𝒚𝒐 𝑴𝒓. 𝑲𝒉𝒂𝒍𝒊𝒇 𝑨𝒃𝒅𝒖𝒍𝒍𝒂𝒉𝒊 𝑨𝒃𝒅𝒊𝒓𝒂𝒉𝒎𝒂𝒏. Waxa uu siminaarku ahaa mid aqoon-is-weydaarsi […]

𝗛𝗮𝗻𝗻a𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗖𝗶𝗹𝗺𝗶𝗯𝗮𝗮𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗼𝗼𝗴𝘂 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗴𝗼𝗼𝗯𝗮𝗵𝗮 𝗾𝗮𝘁𝗮𝗿𝗮𝗵𝗮 𝗸𝗮 𝗷𝗶𝗿𝗮𝗮𝗻 𝘀𝗶𝗱𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 قراءة المزيد »