OGEYSIIS: DUFCADII LABAAD EE DIPLOOMKA MAQAASIDDA SHAREECADA
https://forms.gle/NPQuA6ytvX7MyyL88 Linkigaan buuxi si aad isu diiwaangelisid hadii daraasadda online ah doonaysid OGAYSIIS_MUHIIM_AH Xarunta Cilmibaarista iyo Daraasaadka MAQASID, waxa ay ugu bishaaraynaysaa dhamaan dadka jecel barashada culuumta shareecada gaar ahaan cilmiga Maqaasidda shareecada inay socoto diiwaan gelinta dufcadii labaad ee shahaadada sare ee diplomka maqaasidda shareecada, oo ay xaruntu bixiso. SHURUUDAHA_CODSADAHA_LAGA_RABO 1. Inuu haysto shahaadada […]
OGEYSIIS: DUFCADII LABAAD EE DIPLOOMKA MAQAASIDDA SHAREECADA قراءة المزيد »