Warbixin: Shir-Cilmiyeedkii Shanaad ee Xarunta Cilmibaarista iyo Daraasaadka Maqasid

Waxaa dhawaan si guul leh ugu soo gabagaboobay magaalada Muqdisho shir-cilmiyeedkii shanaad ee ay soo qabanqaabisay Xarunta Cilmibaarista iyo Daraasaadka Maqasid, kaas oo sanadkan  hal-ku-dhiggiisu ahaa Federaaleynta Soomaaliya Shir-cilmiyeedkan ayaa socday muddo laba maalmood ah, waxaana ka qeybgalay aqoonyahanno, culimo, xeeldheerayaal siyaasadeed, cilmi-baarayaal, masuuliyiin dowladeed iyo marti sharaf kale oo ka kala yimid gudaha dalka […]

Warbixin: Shir-Cilmiyeedkii Shanaad ee Xarunta Cilmibaarista iyo Daraasaadka Maqasid قراءة المزيد »