GUDDOOMIYE KU XIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA BJFS OO SOO BOOQDAY XARUNTA CILMIBAARISTA IYO DARAASAADKA MAQAASID
GUDDOOMIYE KU XIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA BJFS OO SOO BOOQDAY XARUNTA CILMIBAARISTA IYO DARAASAADKA MAQAASID. Gudoomiye Ku xigaynka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 𝑴𝒖𝒅𝒂𝒏𝒆 𝑪𝒂𝒃𝒅𝒖𝒍𝒍𝒂𝒂𝒉𝒊 𝑪𝒖𝒎𝒂𝒓 𝑨𝒃𝒔𝒉𝒊𝒓𝒐𝒘 ayaa maanta booqasho ku tagey Xarunta Cilmibaarista iyo Daraasaadka Maqaasid, waxaana kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha Xarunta 𝑿𝒊𝒍𝒅𝒉𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑫𝒓. 𝑴𝒂𝒙𝒂𝒎𝒆𝒅 𝑺𝒉𝒆𝒆𝒌𝒉 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 (𝑴𝒂𝒙𝒂𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒂𝒋𝒊) iyo howlwadeennada […]
