FAALADA SHIRKA 3AAD EE MAQAASID – SOOMAALI
Kaalinta Culumadu ku Leeyihiin Geeddi-socodka Nabadda iyo Dib-u-heshiisiinta HORDHAC Iyada oo laga dab-qaadanayo loolanka iyo herdanka siyaasadeed ee ku soo kordhaya Mandiqadda Geeska Afrika iyo duruufaha ku gedaaman bulshooyinka qaarkood sida: Soomaalida, Itoobiyanka iyo Suudaanta oo ay dhawaanahan ka curteen dagaallo sokeeye. Marka loo fiirsado dalalkaas waxa ay ka wada siman yihiin, waa deggenaan la’aan […]
FAALADA SHIRKA 3AAD EE MAQAASID – SOOMAALI Read More »