9 ديسمبر، 2024

NUXURKA WARAAQAHA KULANCILMIYEEDKA KOOWAAD

Hordhac   Xarunta Cilmi-baarista Maqaasid oo saldhiggeedu yahay Magaalada Muqdisho, waxaa loo aasaasay in ay noqoto xarun u taagan horumarinta, kobcinta aqoonta Maqaasidda Shareecada Islaamka, hormuudna u noqota xal u helidda dhibaatooyinka bulshadeenna. Haddaba, iyada oo taas ka ambaqaadaysa waxay qaban qaabisay kulan aqooneed diiradda lagu saaray falanqayn iyo soo bandhigid doodo cilmiyaysan oo ku […]

NUXURKA WARAAQAHA KULANCILMIYEEDKA KOOWAAD قراءة المزيد »

KAALINTA XARUMAHA XAANADU KU LEEDAHAY ABABINTA TOOSAN

NUXURKA CILMIBAARISTAN Cilmi-baaristan oo cinwaankeedu yahay “Kaalinta Xannaanada ay ku leedahay Ababinta Toosan ee DhallaankaSoomaaliyeed: Daraasad Goobeed Gobolka Banaadir”Cilmi-baaristan waxa ay ujeedadeedu tahay in la ogaado kaalinta dugsiyada xannaanada ee ababinta toosan ee dhallaanka, iyadoo si gaar ah loo falanqeynayo kaalinta macallimiinta, manhajka, iyo waxqabadyada ku saabsan xoojinta qiyamka Islaamka.  Ujeeddooyinka daraasadda si loo gaaro,

KAALINTA XARUMAHA XAANADU KU LEEDAHAY ABABINTA TOOSAN قراءة المزيد »

دور الأدب الصومالي في حفظ اللغة والدين – رؤية مقاصدية

تقديم   الحمد الله، والصلاة والسلام على سيدنا رسول الله وعلى آله وصحبه ومن والاه، وبعد: فإن فهم الإنسان للخطاب يتوقف على مستوى معرفته بلغة المتكلم ودراسته لأساليبها وإدراكه لأسرارها، إذ إن اللغة وعاء المعتقدات والأفكار والآراء والعواطف، ولهذا جاء القرآن الكريم نبراس الهداية على أفصح لغات العرب وعلى أبلغ أساليبهم حيث انتدبهم لقيادة البشرية

دور الأدب الصومالي في حفظ اللغة والدين – رؤية مقاصدية قراءة المزيد »