SUUQA SARRIFKA FOREX – QIIMAYNTA SHARCIYADA IYO KAALINTA HAY’ADAHA CADAALADA
ERAYGA AGAASIMAHA MAQAASID Xarunta Cilmibaarista iyo Daraasaadka Maqaasid waa xarun higsanaysa in ay hormuud u noqoto cilmi-baarista, gaar ahaan maqaasida shareecada, iyo la fal-galiddeeda culuumta bulshada iyo waayaha la noolyahay. Si loo xaqiijiyo yoolkaas sare, xaruntu waxa ay ku fooggan tahay in ay soo saarto daraasado wax tar u leh bulshada, kuna suntan hal-abuur, taas […]
SUUQA SARRIFKA FOREX – QIIMAYNTA SHARCIYADA IYO KAALINTA HAY’ADAHA CADAALADA قراءة المزيد »









